Official website of the Elected Government of Somalia. But be aware that there is Something Called by the World Transitional Federal Government which is exile and it is referred to it as he (TFG). We bring you this news on TFG as it is seen by the world. The TFG has been Proven by the UN it is Corrupt and unreliable. So who ever Read TFG news must be careful. if you have any questions please feel free to send email to us for more information : info@somaligovernment.org
|
|
 |
|
|
HOLY QURAN ENGLISH AND ARABIC
|
LEARN SOMALI LANGUAGE- AAF SOMALI KAA BAARO
|
|
|
|
|
PRESIDENT ABDINUR DARMAN FACE BOOK PAGE CLICK HERE
|
Qacida oo ku dhawaaqay in Shabab iyo Qacida midoobeen WAR DEG DEG AH: 10 February 2012 Cajalad muuqaal ah oo uu kasoo hormuuqday hogaamiyaha Al Qacida sidoo kalana uu qeyb ka ahaa cod ku dhex jiray cajalkaasi oo maqal ah oo uu soo duubay hogaamiyaha Al Shabab, Sheekh Mukhtaar Abu Zubeyr ayaa lagu sheegay in Al Shabaab ay si rasmi ah uga mid noqotay Al Qaacida
|
Faahfaahin Dheeraad ah oo ka so baxayso ismiidaamin ah WAR DEG DEG AH: Somali news: 8 February 2012 inta la ogyahay 13 qof ayaa ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari garib ah isla makraana laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa kaasi oo ku qarxay goob hoteel ah oo hoos galbedkiisa ay ku saahayeen dad badan
|
Al-Shabaab oo maanta lagala wareegay deegaano hor leh Somalia news: 07.February.2012: Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada hoose ayaan sheegaya in maanta Ciidamada Kenya iyo kuwa KMG ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaano hor leh oo katirsan Gobolkaas kadib dagaal xoogan oo dhacay
|
Dagaal xalay TFG iyo Shabab ku dhexmaray Muqdisho Somalia news: 7 February 2012 Sida ay wararku sheegayaan, dagaalka waxa uu yimid marki xalay abaaro 11:00 habeennimo ay dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab weerareen xarunta Asluubta oo ku taala Ex-koontarool halkaas oo ay fariisin ku leeyihiin TFG
|
Shabaab oo caawa weerar culus ku qaaday Luuq WAR DEG DEG AH: Somali news: 4 February 2012 Dagaalka oo bilowday wixi ka danbeeyey 8:00 fiidnimo ee caawa ayaa la sheegay inuu ka dhacay bar koontarool oo ay TFG ku leeyihiin halka laga soo galo Luuq, wararka qaar ayaa sheegaya in sidoo kale ay goobtaasi ku suganyihiin ciidamo Itoobiyaan ah
|
TFG oo sheegtay Kudhaa iyo Shabaab oo beeniyey Somali news: 4 of February 2012 TFG ayaa sheegtay in ay la wareegeen deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubadda Hoose kaddib howlgal ay halkaasi ka fuliyeen TFG oo garab ka helaya ciidammada dowladda Kenya
|
Milateriga Kenya oo Sheegay in Duqeyn ay ku dileen 100 Somalia news: 4 February 2012 Maj. Emannuel Chirchir, afhayeenka Milateriga Kenya ayaa ka dhawaajiyey in diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya duqeyn ay shalay ak geysteen ay ku dileen dagaal yahano katirsan Xarakada Al-shabaab sida uu hadalka u dhigay
|
Mareykanka oo sheegtay in Itoobiya, Kenyaiyo Jabuuti Somalia news: 1 February 2012 Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay waxay sheegtay in dalalka safka hore ee Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti ay dano gaar ah ka leeyihiin dalka Soomaaliya, wax ka baxsan intaasina aysan ciidamadooda u gelin Soomaaliya
|
Qarax dhacay Baladweyne iyo rasaas ay fureen Itoobiya WAR DEG DEG AH: 1 February 2012 Qaraxan oo la sheegay in uu ahaa nooca miinnada dhulka lagu aaso kaasoo lala beegsanayey ciidammada Itoobiya oo marayay halka loo yaqaanno Buundo Koowaad, lamina oga khasaaraha ka dhashay qaraxaasi
|
Gen Qeybdiid oo ka warbixiyey weerar Isqarxin Somalia news: 31 January 2012 Gen: Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ahaa Wasiirkii hore Macdanta iyo Biyaha xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa ka warbixiyey weerar is qarxin ah oo maantay lagu soo qaaday Hoygiisa Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug isagoo dhinaca kale ku eedeeyey mas uuliyada weerarkaasi Xarakada alshabaab
|
Al Shabaab oo dib looga saaray Deegaanka Jaziira, Somali news: 31 January 2012 Kadib dagaalo culus oo faraha looga gubtay oo maanta ka dhacay Deegaanka Jaziira ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, ayaa waxaa suurta gashay in xoog looga saaray Xoogaga Shabaab oo mar la-wareegay
|
|
 |
Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Hooyga Gen. Qeybdiid WAR DEG DEG AH: Somali news: 31 January 2012 EQarax ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux naftii hore ayaa Maanta waxaa agu qaaday Hooy uu Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee deeganka Galmudug ka dagan yahay Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
|
|
|
|
Dagaal xoog leh oo saaka ka qarxay Muqdisho WAR DEG DEG AH: Somali news: 31 January 2012 Dagaal xoog leh ayaa ka socda deegaanka Jasiira ee duleedka Magaalada Muqdisho, kadib markii saaka waabarigi uu ka qarxay halkaas, iyadoo dagaalka uu ka soconayo jihooyin badan oo deegaanka xeebta ku yaal ee Jasiira ka tirsan
|
Ethiopia oo sheegtay in aysan ka baxeen Somaliya ilaa. Somalia news: 30 Janurary 2012 Ra’’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Meles Zenawi oo Saxaafadda kula hadlayey magaalada Addis Ababa ee caasimada dalkaasi ayaa waxa uu sheegay in ciidamadiisa ay kusii sugnaan doonaan gudaha dalka Soomaaliya inta ay ciidamo ka socda AMISOM ay kala wareegayaan goobihii ay ka qabsadeen Al Shabaab.
|
Ciidamada Kenya oo dib uga ruqaansaday Dhoobleey Somalia news: 30 January 2012 Ciidamadii Kenya ee Muddada Saddexda Bilood ka badan ku sugnaa Magaalada Dhoobleey ee Gobolka J/hoose ayaa dib u gurasho ka sameeyay Degmadaas Dhoobley iyagoo u runaaqaday deegaan lagu magacaabo Xaar-xaarka, Sida Wararku nagu soo gaarayaan
|
Dagaal haatan ka qarxay Khabuuraha Barakaat WAR DEG DEG AH: Somali news: 26 January 2012 Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in dagaal xoogan uu ka qarxay Khabuuraha Barakaat ee duleedka magaalada Muqdisho, kaa oo u dhaxeeya KMG ee isla markaana garab ka helaaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo dhan ah
|
Xaafado ka mid ah B/weyne oo baahi ay la dhiman rabaan Somalia news: 26 January 2012 Xaafado ka mid ah magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa haatan qaar ka mid ah dadkii ku dhaqnaa halkaasi waxay yihiin kuwo qarka u saaran inay u geeriyoodaan baahi darteed ka dib markii muddo sedax maalin ah halkaasi la saaray bandow aan la'ogeyn xilliga uu ku eg yahay
|
Kenya oo sheegtay in aanay jirin xilli oo uga baxayaan Somalia newsa: 26 January 2012 Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aanay jriin xilli go an oo Ciidamadooda uga baxayaan Soomaaliya, iyadoo uu 100-maalmood jirsaday howl galka ay ka wadaan Koofurta Soomaaliya ee la dagaalanka Xarakada Al-Shabaab.
|
Diyaaradaha oo duqeyn culus ka gestay Hobyo WAR DEG DEG AH: Somali news: 25 January 2012 Diyaaradaha dagaalka ee laga leeyahay dalka Mareekanka ayaa xalay saqdii dhexe waxay duqeyn culus ka geysteen degmada Hobyo ee gobalka Mudug halkaasi oo qasaare xoogan ay ka dhalatay
|
Maamulka Jaamacada Muqdisho oo ugu baaqay AMISOM Somalia news: 24 January 2012 Maamulka Jaamacada Muqdisho ayaa maanta war saxaafadeedka ka soo baxay uga hadleen la wareegitaankii Ciidamada AMISOM iyo kuwa TFG Xarunta dhexe ee Jaamacada maalinimadii jimcihii
|
Dagaalo iyo duqaymo Goos goos ah oo ka dhacay Muqdisho Somali news: 24 Janurary 2012 Dagaalka oo bilowday 9-kii habeenimo ee xalay socdayna ilaa saqdii dhexe ayaa meelaha sida Rasmiga ah uu uga dhacay waxaa ka mid ah deegaanka Tiida, Bangalla, Qabuurihii Barakaat, Jaamacadii Muqdisho, Soos, Jamhuuriya iyo deegaanka Xoosh ee magaalada Muqdisho sida ay bogaan mareeg u sheegeen dad goobjoogayaal ah
|
Dagaal culus oo haatan ka qarxay gobalka J/hoose WAR DEG DEG AH: Somali news: 23 January 2012 Wararka haatan naga soo gaaray degmada Taabto ee gobalka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya KMG oo garab ka helaaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah
|
XAFAD LAGU SOO DHAWEEYAY GABDHAHA XULKA QARANKA Somalia news: 24 January 2012 Waxaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada xaflad aad u balaaran oo aan oo kala harin laguna soo dhaweynayay Khatra Mahdi iyo Qamar Cabdi oo ka mid ahaa gabdhahii xulka qaranka kubadda koleyga Soomaaliya uga qeyb galay tartankii jaamacadda carabta ee lagu qabtay dalka Qatar bishii December 09.2011 iyo xoghayaha guud ee XSKK Siciid Faarax Ducaale
|
|
|
Kenya oo sheegay in dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab Somalia news: Jannaayo 19, 2012 (HOL) − Wasiirka maaliyadda Kenya, Uhuru Kenyata ayaa sheegay inaysan Kenya oo keliya bixin karin dhaqaalaha lagula dagaalamayo Xarakada Al-shabaab, isagoo sheegay in dagaalkan uu culeys dhaqaale oo weyn ku hayo dalkiisa
|
Kenya Kalkii Hore Iyo Maanta; Labo Naagood Oo Ajinabi Ah Somali news: 19 January 2012 Nin aduun joogoow maxaa aragti kuu laaban,dowladii kenya oo inta badan dalalka aduunku uga digeen gardaradii ay ugusoo duushay dalka soomaaliya ayaa maanta leh odayaal ayaan idiin soodireynaa si aad noogu soo deysaan saraakiisii aad naga qabsateen
|
Qarax lagula eegtay Ciidamada Itoobiya Baladweyne WAR DEG DEG AH: Somali news: 19 January 2012 Qarax aad u xoogan ayaa maanta lagula eegtay Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaare soo gaaray ciidamadaasi
|
Faah faahin Dheeraad oo Qodista Ceel Shidaal ka Dharoor Somali news: 19 January 2012 Cabdiraxamaan Faroole wuxuu kaloo uu sheegey in Ceelka maanta laga qadayo Dharoor uu sheegey in loogu Magacdarey Ceellka Shabeel 1 isagoo sheegey in deegaano ka tirsan Gobolkka Nugaal iyana waqti dhow laga soo saari doono Shidaal waxaana Ceelka maanta Xarigiisa la jarey uu shidaal ku soo saari doonaa Muddo 90 Cisho ah
|
Kenya Iyo Shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo WAR DEG DEG AH: Somali news: 17 January 2011 Dagaalka ayaa billawday kadib markii ciidamo ka tirsan Alshabaab ay milateriga Kenya qarax la beegsadeen isla markaana dagaal gaadmo ah ku qaadeen xilli ay marayeen deegaanka Ceelcadde
|
Wafdigii u horeeyay ka socda UN ka oo gaaray Beledweyn Somalia news: 17 January 2012 Wafdigii u horeeyay oo ka socda Qaramada Midoobey ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo dhamaadkii sanadkii hore laga saaray Xarakada Al-Shabaab.Wafdigan oo ay ka koobnaayeen 5-xubnood ayaa waxaa hogaaminayay Madaxa Heyadda Cunada Aduunka ee WFP Soomaaliya, waxaana wehliyay Madaxa Nabadgelyada Un-ka, Madaxa Isku xirka howlaha baniaadanimada iyo xubno kale
|
TFG oo Soo Bandhigtay Dhalinyaro Kaa Goosatay Al Shabaab Somalia news: 17 January 2012 KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay ku dhowaad 20-dhalinyaro ah oo kasoo goosatay Al shabaab kuwaasi oo usoo galay Dawladda KMG ah. Dhalinyaradaan ayaa waxay sheegeen in ay ka yimaadeen goobo kala duwan oo dalka kamid ah isla markaana ay ogaadeen sida ay sheegeen dulmiga Al shabaab.
|
Qaraxyo xoogan oo habeenkii xalay ka dhacay B/weyne Somali news: 16 Janurary 2012 Qaraxyo xoogan ayaa habeenkii xalay waxay ka kala dhaceen xaafado ka mid ah magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan, iyadoona qaraxyadaasi lala eegtay ciidamada dooxada Shabelle ee ku sugan halkaasi
|
Itoobiya oo xabsi dhigey wakiilka Ahlu Sunna ee Hiiraan Somali news: 16 January 2012 Madaxweynihii maamulka Dooxada Shabeelle C/Fataax Xasan Afrax iyo gudoomiyihi Ahlu Sunna ee gobolka Hiiraan, Aadan Cabdulle Cawaale ayaa ciidamada Itoobiya xabsiga dhigeen kadib markii ciidamo ka amar qaata ay ku dagaalameen gelinkii dambe ee shalay duleedka magaalada Beledweyne
|
Ciidamo ka wada tirsan KMG oo mar kale ku dagaalamay Somalia news: 14 January 2012 Ciidamo ka wada tirsan KMG ayaa mar kale ku dagaalamay deegaanka Tarbuunka ee degmada Hodon magaalada Muqdisho, halkaasi oo ka dhalatay qasaare kala duwan
|
Dhaqdhaqaaq xoogan oo ka jira Hiiraan Somalia news: 14 January 2012 Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan oo ay dhawaan la wareegeen Ciidamada itoobiya iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka jira dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan Ciidamada Huwanta ah, taasoo ay ku doonayaan In ay deegaano hor leh kula wareegaan
|
President H.E. Abdinur Ahmed Darman Visit Turkey More click
|
|
|
Dagaalo culus oo Saakay ka dhacday Muqdisho Somalia news: 11 January 2012Dagaalo iyo duqeymo culus oo barbar socday ayaa saakay aroortii hore ka dhacay degmooyinka Kaaraan iyo Huriwaa ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG oo isku dhinac ah iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo dhinac ah.
|
Duqeyn xalay lagu garaacay Huriwaa oo Qasaare geysatay Somalia news: 7 January 2012 Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya xalay fiidkii hore duqeyn qasaare dad shacab ah sababtay lagu asqeeyey Xaafado kala duwan oo ka tirsan Degmada Huriwaa ee Magaalada Muqdisho
|
“Qarax Caawa ka Dhacay Magaalada Beledweyne Somalia news: 5 January 2012Wararka caawa naga soo gaaraaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaaya in qaraxa geystay khasaare dhaawac oo soo gaaray dadka rayid ah uu caawa ka dhacay bariga magaaladaasi
|
Iran oo soo bandhigtey diyaarad nooca Droneka Somalia news: 8 December 2011 Taleefishinka dalka Iiraan ayaa lagu soo bandhigey muqaalo video ah oo ah dayuurad nooca aan dadka wadin moee maraykanka laga leeyahay. Xukuumada Iiran ayaa sheegtay in dayuuradan ay ku soo ridey xadka dalka Afganistaan
|
|
 |
|
|